QARDHO —
Dadwaynaha ku nool magaalooyinka Qardho, Ufayn, iyo Eyl ee Puntland ayaa saaka u dareeray goobaha cod-bixinta iyadoo ammaanka magaaloyinkaas si aad ah loo adkeeyey.
Doorashooyinkan qof iyo codka ah ayaa tijaabo u ah nidaamka axsaabta badan oo laga hirgelinayo deegaanada Puntland.
Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay.