Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Guriceel


Galmudug/federal soldiers

Magaalada Guriceel oo ay shalay dagaallo qaraar ay ku dhex-mareen ciidamada dawladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Ahlu Sunna Waljamaaca, ayaa laga soo sheegay in weli ay qeybo ka mid ah maanta ka socdaal dagaallo goos-goos ah.

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay, tobannana kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal qaraar oo shalay magaalada ka dhacay.

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka waxaa warbixintan kasoo diray weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Guriceel
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG