Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiiskii madaxda DF muxuu ka beddelayaa dib u dhaca doorashada?


Farmaajo, Rooble iyo Lafta Gareen
Farmaajo, Rooble iyo Lafta Gareen

Dadka ka faallooda siyaasadda ayaa sheegaya in heshiiskii dhowaan ay gaareen Madaxweynaha iyo Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya uu fursad siin doono dardargelinta doorashada Soomaaliya.

Doorashooyinka Soomaaliya ayaa dib uga dhacay muddadii loo cayyimay, waxaana sababaha keenay loo aaneynayay in ay ka mid ahayd khilaafkii soo kala dhex galay Farmaajo iyo Rooble oo isku qabtay arrimo dhowr ah.

Haddaba, wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa la hadlay falanqeeyeyaal siyaasadeed oo ku sugan Muqdisho, warbixintan ayuuna ka soo diray.

Falanqeyn: Heshiiskii Farmaajo iyo Rooble iyo Doorashada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:05 0:00


XS
SM
MD
LG