Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka soo kordhay dagaalkii ka qarxay Guriceel?


Magaalda Guriceel waxaa saakay ka qarxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo ciidamada ururka Ahlu sunna Waljameeca.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in goobo muhiim ah oo ku yaala magaalada lagala wareegay Ahlu Sunna oo dhawaan magaalada si nabdoon ku qabsatay, ka dib markii ciidamadii Galmudug ay isaga baxeen.

Faahfaahinta dagaalkaas iyo qasaaraha ka dhashay waxaa warbixintan ka soo diray wariyaha VOA Gobolka uga soo warama Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Halkan ka dhageyso ugu danbeeyay ee dagaalka Guriceel
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00



XS
SM
MD
LG