Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi ay VOA la yeelatay Mukhtaar Roobow "Abuu Mansuur"


Mukhtar Robow
Mukhtar Robow

Mukhtaar Roobow Cali "Abuu Mansuur" oo horey u ahaa ku xigeenkii ururka Al-Shabaab oo bishii December ee sannadkii 2018-kii ay dowladda Soomaaliya ka hor istaagtay in uu u tartamo hoggaanka maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa bixiyay waraysigiisii ugu horreeyey.

Mukhtaar Roobow waxa uu tan iyo bishii December 2018-kii ku jiray gacanta dowladda Soomaaliya, isagoo mar lagu hayey xarunta hay'adda nabadsugidda ee NISA, sannadihii u dambeeyeyna ku jiray xabsi guri.

Mukhtaar Roobow waxa uu lasoo xiriiray idaacadda VOA, waxaana waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Haaruun Macruuf.

Qaybta hore ee waraysigaas ayaa Haaruun Macruuf uu ku weydiiyey Mukhtaar Roobow sababta uu ula soo xiriiray idaacadda VOA.

Halkan ka dhageyso wareysiga Mukhtaar Roobow
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00


XS
SM
MD
LG