Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka falceliyey heshiiska Farmaajo iyo Roobe


Farmaajo iyo Rooble
Farmaajo iyo Rooble

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay lagu guuleystay inay heshiis ka gaaraan khilaaf u dhexeeyay oo ragaadiyay howshii geeddi socodka doorashooyinka Soomaaliya.

Xalka ayaa la gaaray kadib dadaallo ay in muddo ahba wadeen madaxweyneyaasha qaar ka mid ah maamuul goboleedyada, kuwaas oo in muddo ahba isku howlay sidii khilaafka jiray xal loogu heli lahaa.

Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta Muqdisho ayaa aragtidooda ka dhiibtay heshiiskan.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed.

Aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka falceliyey heshiiska Farmaajo iyo Roobe
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:47 0:00


XS
SM
MD
LG