Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaalad halis ah oo ka taagan gobolka Gedo


Gedo
Gedo

Maamulka Gobolka Gedo ayaa qeyla dhaan kasoo saaray abaaro saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanadaasi, kuwaasi oo galaaftay nolosha xoolihii ugu badnaa.

Mas’uuliyiinta gobolka Gedo ayaa waxa ay ku baaqeen in gurmad lala gaaro dadkaasi oo badankoodu ay xoolaha ka dhamaadeen.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Xaalad halis ah oo ka taagan gobolka Gedo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00



XS
SM
MD
LG