Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo iyo Rooble oo wada-hadallo yeeshay


Farmaajo Rooble
Farmaajo Rooble

Waxaa xalay markii ugu horeysay tan iyo bartamihii bishii tagtay kullan fool ka fool ah yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Kullankan oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa dhex-dhexaadiye ka ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen.

Kulamadan ayaa ujeedkoodu yahay in lagu xaliyo khilaafka labada mas’uul ee ka dhashay arrinta kiiska Ikraan Tahliil Faarax iyo taliyeyaasha Nabad-Sugidda ee ay kala magacaabeen madaxweyne Farmaajo iyo ra’isal wasaarihiisa Rooble.

Sidoo kale kulan kii xalay daba socda ayaa maanta ka dhacay madaxtooyada.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho kasoo dirtay.

Farmaajo iyo Rooble oo wada-hadallo yeeshay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00




XS
SM
MD
LG