Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Xaaladda Qoysaska ay Somaliland Ka Soo Saartay Laascaanood


Barnaamijka Haweenka iyo arrimaha Qoyska ee toddobaadkan waxa aanu kaga hadleynaa xaaladda qoysaska ay Somaliland toddobaadkan ka soo saartay Laascaanood ee ku jira xero ku meel gaar ah oo uu maamulka Puntalnad uga sameeyay magaalada Gaalkacyo.

Waxaan barnaamijka ku eegeynaa qaabka ay qoysaskan ku soo gaareen Gaalkacyo iyo xaaladda ay hadda ku sugan yihiin iyo waxa qorshaha ugu jira.

Dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud)

Dhageyso Xaaladda qoysaska ay Somaliland Ka Soo Saartay Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:26 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG