Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Soomaali ah oo tahriib ku galay Talyaaniga oo ku guuleystay doorasho


Abdullahi Ahmed Moallim

Cabdullaahi Axmed Macallim, oo ah wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa habeenkii Isniinta noqday qofki ugu horreeyay oo mihiijir ah oo ka mid noqdo xildhibaannada Golayaasha Deegaanka ee dalka Talyaaniga.

Cabdullaahi, ayaa ku guuleystay mid ka mid ah 24-ka kursi ee Golaha Deegaanka magaalada Torino ee Waqooyiga dalka Talyaaniga, kaddib marki ay sharraxeen xisbiga Dimoqraadiga.

Cabdullahi Axmed Macallin ayaa dalka Talyaaniga tahriib ku galay sanadkii 2008dii. Nur Xasan Nur, ayuu xalay ugu warramay khadka telefoonka.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Abdullahi
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:57 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG