Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay murashaxiinta Soomaalida ka heleen doorashadii Edmonton?


Cabdirisaaq Cirro
Cabdirisaaq Cirro

Natiijada doorashada golaha deegaanka ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa xalay lagu dhawaaqay.

Saddex qof oo Soomaali ah oo kamid ahaa murashixiinta u tartamay kuraasta golaha deegaanka ayaa dhammaantood guuldarreystay.

Haddaba, wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa qadka taleefanka ee magaalada Edmonton kula xiriiray Cabdirisaaq Ismaaciil Xaashi (Cabdirisaaq Cirro) oo ah cilmibaare, ugu horreyna waxa uu waydiiyay sida ay u dhacday doorashada?

Maxay murashaxiinta Soomaalida ka heleen doorashadii Edmonton?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00


XS
SM
MD
LG