Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee dib u dhaca doorashada u saameeyey dhaqaalaha Muqdisho?


Muqdisho
Muqdisho

Soomaaliya dhowr jeer waxaa dib u dhacay doorashooyinka, waxaana dhaqan-geli waayay inta badan jadwal doorasho oo horay loo soo saaray.

Inta badan xildhibaannada Aqalka Sare ayaa la doortay, laakiin waxaan caddeyn goorta la billaabayo doorashada Gobolaha Shacabka iyo in la asteeyo tan madaxweynaha xilliga la qabanayo.

Arrimahaasi oo dhan ayaa waxay dhacayaan xilli uu khilaaf siyaasadeed u dhexeeyo madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha, waxayna xaaladdaasi saameyn ku yeelatay dhaqaalaha dalka, gaar ahaan ganacsiga Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdisho kusoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Dib u dhaca doorashada oo saameeyey dhaqaalaha Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00




XS
SM
MD
LG