Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Colin Powell iyo kaalintiisa dagaalkii Mareykanka ee Soomaaliya


Colin Powell
Colin Powell

Colin Powell xoghayihii arrimaha dibadda Maraykanka ee shalay u geeriyooday cudurka COVID-19 ayaa mudadii uu ku dhex jiray shaqada dowladda Maraykanka gaar ahaana shaqadii uu ka hayay Militariga Maraykanka waxaa lagu xasuustaa shaqooyinkii iyo go’aanadii uu ku lahaa hawlgallo kala duwan oo ay Ciidamada Maraykanku ay ku fuliyeen dalalka Soomaaliya iyo Iraaq.

Aqoonyahanada ayaa sheegaya in Mr. Colin Powell uu ahaa ninkii ugu horreeyay ee kasoo jeeda Bulshada Madowga Maraykanka ee meelaha sar-sare ka gaaray jagooyinka dowladnimada Maraykanka.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan kasoo diray Nairobi.

Warbixin: Colin Powell iyo kaalintiisa dagaalka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00



XS
SM
MD
LG