Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadka laga helayo cudurka kansarka oo kusoo badanaya Muqdisho


Cancer
Cancer

Xarumaha Caafimaadka ee lagu baaro xanuunka kansarka ayaa waxaa ku soo badanaya bukaanada uu cudurkaasi soo ridanayo, iyadoo howl-wadeennada caafimaadkuna ay sheegeen in celcelis ahaan maalintiiba ay soo gaaraan 4 qof oo uu cudurku haleelay.

Goobaha ay bukaanadani sida joogtada ah u yimaadaan ayaa waxaa ka mid ah Isbitalka Sumeyt ee Jaamacada SIMAD, kasoo ka shaqeeya daweynta iyo baaritaanada la xiriira cudurka kansarka.

Haddaba Dr. Cawaale Cabdulaahi Maxamed oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha isbitalkaasi ayaa wariyaheenna Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste uga waramay kororka cudurka iyo noocyada kansarka ee ay ilaa iminka ka heleen dadka soo gaaraya rugtooda caafimaad.

Dadka laga helayo cudurka kansarka oo kusoo badanaya Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00



XS
SM
MD
LG