War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystaha: Maxaa sabab u ah dib u dhaca doorashada?

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay maxaa sabab u ah dib u dhaca doorashada Soomaaliya oo marar badan jadwalkeeda la beddelay kadib markii lagu qaban waayey. Waxaan u furnay aragtida shacabka, waxaana soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhagaystaha: Maxaa sabab u ah dib u dhaca doorashada?

No media source currently available


XS
SM
MD
LG