Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo markii ugu horreysay ka hadlay raafkii Laascaanood


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dadkii laga saaray magaalada Laascanood isagoo eedeyn u jeediyey Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsaan isku dubbaridka gargaarka bani’aadminnimada ee OCHA.

Ocha ayaa toddobaadkan sheegtay in dadka laga soo saaray magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda ay haatan gaareen 7,250 qof, iyadoo 24 qoys oo kale iyagana la dejiyey tuulooyin hoostaga magaalada Buuhoodle.

Madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadlayey maalin loogu magacdaray maalinta SNM. Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Muuse Biixi oo markii ugu horreysay ka hadlay raafkii Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00


XS
SM
MD
LG