CAIRO —
War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay go'aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya loogu xukumay dhul-badeedkii ay Kenya ku muransanaayeen sanado badan.
Warbixin shirkaas ku saabsan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Qaahira Hussein Cismaan Saxnuuni.
Facebook Forum