Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM: 7,250 qof ayay gaareysaa tirada dadka laga saaray Laascaanood


Laascaanood

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka laga barakiciyay magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda ay haatan gaareen 7,250 qof.

Dhinaca kalena, maamulka degmada Laascaanood ayaa soo saaray amarro cusub oo dhinaca amniga ah.

Duqa degmada Laascaanood Cabdirixiin Cali Ismaaciil ayaa wariyaha VOA ee Laascaanood Cabdikariim Olol uga warramay tallabaooyinka cusub.

Halkan ka dhageyso wareysiga duqa magaalada Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG