Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida garyaqaannada Soomaaliyeed ee go'aankii Maxkamadda ICJ


Xukunkii ay Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ka soo saartey murankii badda ee Somalia iyo Kenya ka dhaxeeyey ayay siyaabo kala duwan loo fasirtey, waxaana ka hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan garyaqaannnada Soomaaliyeed.

Haddaba Dr Axmed Calk Kheyre oo ah qareen khabiir ku ah arrimaha la isku hayey, aadna ula socdey ayeey wariyaha VOA ee Nairibi, Intisaar Saalax ay khadka telefanka ku wareysatey isagoo jooga Turkiga aragtidiisa ku aadan go'aankan.

Aragtida garyaqaannada Soomaaliyeed ee go'aankii Maxkamadda ICJ
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00


XS
SM
MD
LG