Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Sidee Maxkamadda ICJ ku gaartay go'aanka kiiska badda?


ICJ
ICJ

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ayaa shalay Soomaaliya iyo Kenya u kala qaybisay dhul badeedkii inta muddada ah uu muranku ka taagnaa, ayada oo inta badan siisay Soomaaliya.

Ciise Maxamuud Dhoolawaa waxa uu bartay Shuruucda Caalamiga ee Badaha, horayna waxa uu usoo ahaa Agaasimihii Guud ee Hay'adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland.

Weriyahayaga Ibraahim Cumar Baafo ayaa kula xiririay khadka telefoonka magaalada Melbourne ee dalka Australia, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey talaabadii ugu horeysay ee Maxkamda ICJ ay qaaday si loo xukumiyo kiiskan?

Fallanqeyn: Sidee Maxkamadda ICJ ku gaartay go'aanka kiiska badda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00



XS
SM
MD
LG