Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammaanka xaafadda Islii ee Nairobi oo la adkeeyay


Islii
Islii

Kadib go’aankii maxkamadda ICJ, waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Naiorbi, halkaasoo lagu arkayay ciidamada booliska dowladda Kenya iyo gaadiidkooda oo ku sugan isgoysyada iyo wadooyinka soo gala xaafadaasi.

Guddiga ganacsatada ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin kuwo xaqiijinaya ammaanka xaafada kadib go’aankii Maxkamadda ICJ oo laga baqay inuu rabshado ka abuuro xaafada Soomaalida Islii.


Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixinta magaalada Nairobi ka soo diray.

Ammaanka xaafadda Islii oo la adkeeyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00


XS
SM
MD
LG