Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Canada oo soo dhaweeysay xukunkii maxkamadda ICJ


Guud ahaan Soomaalida ayaa si aad ah usoo dhaweeyay go’aanka maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ay Soomaaliya ugu xukuntay inta badan dhulbadeedka ay ku muransanaayeen Kenya iyo Soomaaliya.

Soomaalida Canada waxey ka mid yihiin Qurba joogta ku farxay go’aanka maxkamadda, iyagoo guusha ku tilmaamay mid taariikhi ah.

Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto ka soo diray.

Soomaalida Canada oo soo dhaweeyay xukunkii maxkamadda ICJ
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00


XS
SM
MD
LG