Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo iyo madaxweyneyaashii ka horreeyay oo si weyn u soo dhaweeyay go'aankii ICJ


Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go'aankii shalay gelinkii dembe kasoo baxay maxkamadda ICJ ee ku saabsanaa kiiskii badda ee u dhexeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweyneyaashii ka horreeya ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa isku mid ah u soo dhoweeyay go'aankaas, iyaga oo tilmaamay in uu ahaa mid ku yimid dadaal wadajir ah oo lagu bixiyay oo ay dhammaan ka wada shaqeeyeen madaxdii xilka isku wareejisay, sida uu warbixintaan kusoo diray weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG