HAGUE —
Maxkamada Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ)Hague ayaa galinka dambe ee maanta lagu wadaa inay rido xukunka kiiska muranka xuduudda badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Haddaba, dacwadan oo soo socotey dhowrkii sanee ugu dambeysay, heerar noocee ah ayay soo martey.
Warbixintan gaarka ah waxaa ka diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.
Facebook Forum