Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hormuud oo lacag ugu deeqday dadkii laga soo masaafuriyey Laascaanood


Cabdullaahi Nur Cusmaan

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo dhanka gargaarka u qaabilsan shirkada isgarsiinta Hormuud ayaa lacag dhan $200,000 (labo boqol oo kun oo dollar) ugu deeqday dadkii dhawaan laga soo barakaciyey magaalada Laascaanod ee Gobolka Sool oo hoostagta Somaliland.

Haddaba Gudoomiyaha Hormuud Salaam Foundation Cabdullaahi Nur Cusmaan ayaa qaabka ay deeqdaasi u bixinayaan uga warramay Wariyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Hormuud oo lacag ugu deeqday dadkii laga soo masaafuriyey Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG