BELEWEYNE —
Degaan u dhow degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan ayaa waxaa heshiis nabadeed ku gaaray beelo degaanka wadadega oo colaad iyo aano qabiil dad badan isaga dilay.
Colaadda oo muddooyinkan soo jiitamaysay ayaa ugu dambeyntii la isla gartay in lakala qaato ku dhowaad magta toban ruux oo kamid ahaa dadkii naftooda ku waayay.
Xuseen Xasan dhaqane ayaa warkan inoo diray.
Facebook Forum