Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa Dr. Maxamed Daahir Afrax oo London ku geeriyooday?


Dr. Mohamed Farah Afrah
Dr. Mohamed Farah Afrah

Allah ha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeroyooday qoraagii Soomaaliyeed ee Maxamed Daahir Afrax kaas oo maalmahan xanuunsanaa, waxaana marxuumku ahaa aasihii ururka Qalinleyda Soomaalyeed, kaas oo ay ka dhalatay Akademiyad Goboleedka Af-Soomaaliga.

Marxuumkan ayaa buugaagtaa uu qoray waxaa ka mid ah sheekadii caan baxday ee buugga Maan-Faay.

Haddabada, qof ceynkee ah ayuu ahaa e Maxamed Daahir Afrax? Wariyah VOA ee Washington Abdulkadir Mohamed Mursadal Samkaab ayaa su’aashaas weydiiyay Abwaan Saciid Saalax oo qoraaga muddo ku dhow nus qarni ay soo wadashqeeyeen kaas ku sugan gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka.

Kumuu ahaa Dr. Maxamed Daahir Afrax oo London ku geeriyooday?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00


XS
SM
MD
LG