Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gudd. Cirro: Khilaaf siyaasadeedku waxa uu qeyb ka yahay dib u dhaca doorashada


Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa sheegay in rajo weyn ay ka qabaan in doorashada golaha shacabku ay ku dhacdo 50-kii maalmood ee loo qabtay, ayna filayaan in toddobaadkan la xareeyo ergooyinkii soo xuli lahaa xildhibaannada aqalka hoose.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Maxamed Xasan Cirro, ayaa sheegay in khilaafyada siyaasadeed ay qeyb ka yihiin waxyaabaha keenay dib u dhacyada doorashada ku yimid. Weriyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Guddoomiye Cirro wareysi kula yeeshay Muqdisho.

Halkan ka dhageyso wareysi Guddoomiye Cirro
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:25 0:00


XS
SM
MD
LG