Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan u hoggaansami doonin go’aanka lagu wado toddobaadka danbe inu ka soo baxo maxkamadda caalamiga ah ee cadaallada ee ICJ kaasi oo ku saabsan muranka xadka badda ee Somalia iyo Kenya.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan noo diyaariyay.