Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gedo: Saldhigyo Al-shabaab leeyahay oo la duqeeyey


Gedo
Gedo

Saldhigyada kooxda Al-Shabaab ay ku leeyhiin deegaanno u dhow magaalada Garbahaarey ayaa la sheegayaa in duqeyn lala beegsaday.

Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in saldhigyo ay kooxda al-Shabaabku dhumaalaysanayeen la burburiyay, sidoo kalena khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac la gaarsiiyay kooxda al-Shabaab.

Duqeytan ayay Sahra Cabdi ka wareysatay Aaadan Siraad Mahmuud, oo ah gudoomiye kuxigeenka magaalada Garbahaarey.

Dhageyso duqeynta Gedo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00


XS
SM
MD
LG