Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan dib u-dhaca ku yimid jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya


Doorashooyinka Soomaaliya ayaa u muuqda kuwa dib uga sii dhacaya wakhtigii loogu talagalay ee ku qornaa jadwalkii horay loo soo saaray, iyadoo sidoo kalana uu jiro khilaaf aan weli xal loo helin oo u dhexeeya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Tobanka bishaan ayuu qorshuhu ahaa in la qabto doorashada madaxweynaha, laakiin waxaanba weli la billaabin doorashadii golaha shacabka ee Baarlamaanka.

Bulshada rayidka ah iyo aqoonyahanka ayaase walaac ka muujinaya xaaladda hadda uu dalku wajahayo sida uu warbixintaan ku eegayo weriyaha VOA-da ee magaalada Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Warbixin ku saabsan dib u-dhaca ku yimid jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:51 0:00


XS
SM
MD
LG