Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda cakiran ee ka taagan maamul goboleedka Galmudug


Axmed Shire Falagle

Wasiirkii Amniga ee maamulka Galmudug Ahmed Macalin Fiqi ayaa sida uu soo dhigay bartiisa Facebook, waxuu ka tagay shaqadii wasaaradda Amniga ee maamulka Galmudug, waxaana is-casilaaddiisa kadib xalay magaalada Dhuusomareeb ka jiray gadood ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidanka Galmudug.

Waxaa sidoo kale jiray kulan ay isugu yimaadeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo golihiisa wasiirada oo looga hadlay amniga Galmudug iyo dardargalinta doorashada xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka.

Haddaba wararkii ugu dambeyey waxaa wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed ay khadka telefoonke ee DhuusoMareeb ku wareysatay, wasiirka Warfaafinta ee maamulkaasi Axmed Shire Falagle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG