Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorashooyinka Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo waxyaabihii laga bartay, iyo sidoo loogu dabaqi karo doorashada Golaha Shacabka.
Waxaa tddobaadkan inoo soo diyaariyey soona jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan.