Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaraha ka jira Jubada Hoose oo kasii daraya


Abaaraha ka jira deegaanada gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan nawaaxiga degmada Afmadoow, ayaa la sheegayaa inay galaafteen xoolo u badan lo', waxaana laga cabsi qabaa in dad badani ay oon iyo harraad u dhintaan.

Baaqyada maamulka iyo bulshada degmada Afmadoow ayaa sii kordhayay maalmahan, si wax looga qabto arrimaha.

Waddooyinka u dhaxeeya Afmadoow iyo Kismaayo ayaa waxaa daadsan xoolo badan oo ay abaartu galaafatay.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan ka diyaariyay sida abaaraha ay u saameeyeen reer guuraaga.

Abaaraha ka jira Jubada Hoose oo kasii daraya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00



XS
SM
MD
LG