Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo difaacday howlgalka Laascaanood


Laascaanood
Laascaanood

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa maanta si faahfaahsan uga hadlay hawlgalka ay ciidamada amniga magaalada Laascaanood kaga saarayeen kumannaanka qof ee kasoo jeedda Koonfurta Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta ayaa difaacay howgalkan oo ay sheegeen in loo billaabo sababo amni, waxayna ku eedeeyeen dowladda federaalka inay ka waayeen wada-shaqeyn dhanka amniga ah.

Warbixintan waxaa magaalada Laascaanood kasoo diray weriyaha VOA Cabdikariin Olol.

Somaliland oo difaacday howlgalka Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00



XS
SM
MD
LG