Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yaa haya hantida iyo ganacsiyada dadkii laga masaafuriyey Laascaanood?


Laascaanood

Qaar ka mid ah dadka faraha badan ee toddobaadkan mas’uuliyiinta Somaliland ka saareen magaalada Laascaanood waxa ka mid ahaa dad meherado ganacsi ku lahaa magaalada.

Dadka magaalada ayaa sheegay qaarkood inay goobahaas ganacsiga ay gacanta ku hayaan, ayna xiriir lasoo sameeyeen dadkii iska lahaa.

Warbixintan waxaa magaalada Laascaanood inooga soo diray Cabdikariim Olol.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG