Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laftagareen oo ka hadlay dadka laga masaafurinayo Laascaanood


Madaxweyne Lafta-gareen
Madaxweyne Lafta-gareen

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa cambaareeyey boqollaalka qof ee lagu qabqabtay lagana soo saaray magaalada Laascaanood ee Somaliland.

Dadka lasoo qabqabtay ayaa la sheegay inay badankood kasoo jeedaan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, balse ay tobanaan sano deganaayeen Laascaanood.

Madaxweyne Laftagareen ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta Somaliland inaan la kala soocin waalidiinta iyo carruurtooda, iyo hantidooda. Warbixintan waxaa noo soo diray weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Laftagareen oo ka hadlay dadka laga masaafurinayo Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00



XS
SM
MD
LG