Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ahaa ujeedka safarkii Rooble ee Baraawe?


Safarka Rooble ee Baraawe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa shalay tegey magaalada Baraawe. Waxaa sidoo kale isna magaalada tegey madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen.

Baraawe ayaa ah mid ka mid ah labada magaalo ee maamulka Koonfur Galbeed ee loo asteeyey inay ka dhacaan doorashooyinka xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa soo direy wariyaheena Muqtaar Mohamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG