Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka dhalan kara dadka laga masaafurinayo Laascaanood?


Prof. Kuusow

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ka wada masaafurinta dad kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya.

Haddaba qabqabashada iyo saameynta ay yeelan kareyso ayaa Jamaal Axmed Cismaan uu ka wareystay Prof. Cabdi Maxamed Kuusow oo bare sare ka ah jaamacadda Iowa State University ee dalkan Marayanka, islamarkaasina ku taqasusey cilmiga bulshada.

Maxaa ka dhalan kara dadka laga masaafurinayo Laascaanood?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:56 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG