AUCKLAND —
Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa shalay lagu dilay wiil Soomaali ah, kadib markii ay rasaas ku dhifteen shakhsiyaad ay weli ku raad joogaan booliska magaaladaas, iyadoo ay socdo baaritaan la xiriira dilkiisa.
Auckland ayaa ka mid ah magaalaayinka ay Soomalida ugu badan ee waddanka New Zealand ay deganyihiin.
Warbixintan waxaa Melbourne kasoo diray wariyaha VOA-da ee Qaarada Australia iyo New zealand Ibrahim Cumar Baafo.
Facebook Forum