Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo dirtay qeylo dhaan la xiriirta abaaraha iyo biyo la'aanta ka jirta Jubada Hoose


Maamulka Jubaland ayaa qeylo-dhaan ka soo saaray abaaraha aad u xooggan oo ka dhacay gobolka Jubada Hoose, kuwaas oo laayay xoolihii ugu badnaa, isla markaana sababay biyo la'aan daran.

Inkasta oo biyo dhaamin laga billaabay deegannada gobolkaas, hadana maamulka Jubaland ayaa codsaday taagerro ballaran oo la xiriirta gurmadka dadka ay abaartani saameysay.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbxintan inoo soo diray.

Jubaland oo dirtay qeylo dhaan la xiriirta abaaraha iyo biyo la'aanta ka jira Jubada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00


XS
SM
MD
LG