Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sheekh Maxamed Shaakir oo sharraxaya sababta Ahlu-sunna ugu soo laabatay Galmudug


Sheekh Maxamed Shaakir oo ka mid ah hoggaanka sare ee ururka Ahlu-Sunna ayaa dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug ku eedeeyay xiisadda ka soo cusboonaatay deegaanka Galmudug.

Waxa uu sheegay in sababta ay Ahlu-Sunna ugu soo laabtay Galmudug ay tahay la dagaallanka maleeshiyada Al-shabaab.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Gaalkacyo Abdiwahid Moalin Isak ayaa wareysigan la yeeshay Sheekh Maxamed Shaakir.

Wareysi: Sheekh Maxamed Shaakir oo sharraxaya sababta ay ugu soo laabteen Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:35 0:00


XS
SM
MD
LG