Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ahlu-sunna oo qabsaday magaalada Guriceel


Ciidamo ka tirsan ururka AHLU-Sunna Wal-jamaaca ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Guriceel ee maamulka Galmudug.

Qabsashada Guriceeel ayaa imanaysa maalin kadib markii dagaal culus uu ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu-Sunna ku dhexmaray deegaanka Bohol oo 20km u jirta Dhusamareeb.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyaha VOA cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG