Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro Soomaali ah ku dhintay shil gaari oo ka dhacay dalka Australia


Ugu yaraan shan qof oo laba ka mid ah ay Soomaali ahaayeen ayaa dhintay, halka laba kalena uu soo gaaray dhaawac halis, kadib shil gaari oo ka dhacay magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Melbourne ka soo diray wariiyaha VOA ee dalka Australia Ibraahim Cumar Baafo.

Dhallinyaro Soomaali ah ku dhintay shil gaari oo ka dhacay dalka Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00


XS
SM
MD
LG