Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warshad soo saarta oksajiinta oo laga furay Muqdisho


Warshadda Oksajiinta

Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga hirgeliyey warshad soo saarta oksajiinta taasi oo ay aad ugu baahan yihiin cibsitaallada magaalada Muqdisho iyo dalka intiisa kaleba xilli uu dadka soo ridanayo xanuunka Covid-19.

Warashaddan ayaa noqonaysa tii ugu horraysay ee dadweynaha ka dhaxaysa, waxaan soo iibinteeda gacan ka gaysatay shirkadda Hormuud.

Arrintan ayaa Sahra Cabdi Axmed wxay ka waraystay Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo ah madaxa Hormuud Foundation.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG