KHARTOUM —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta ugu wacan in Sudan ay mar walba ka dhacaan qalalaasooyin siyaasadeed iyo afgambiyo, oo ay u heli la’dahay xasillooni siyaasadeed. Waxaa soo diyaarisay soona jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
Facebook Forum