Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalluumeysato Soomaaliyeed oo shan bilood la la'aa oo laga helay dal kale


Afar kalluumeysato Soomali ah oo muddo shan bilood ah ku maqnaa badda ayaa shalay ka soo hadlay waddanka Sri Lanka, kaddib markii ay soo badbaadisay doon kalluumeysi laga leeyahay dalkaas.

Kamaal Maki Aweys, guddoomiyaha iskaashatada Dan-kulmis ee xeebaha Soomaaliya oo ay raggaasi iyo doontooduba ka tirsan yihiin ayaa VOA u xaqjiyay in nolol lagu helay raggan.

Caasho Ibrahim Aden ayaa khadka taleefanka kula xiriirtay Kamaal, ugu horreyna waxa ay weydiisay goorta ay raggaasi soo hadleen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG