Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bulshada Banaadiriga oo dalbanaya caddaalad la xiriirta doorashada


Muqdisho
Muqdisho

Qaar ka mid ah waxgaradka, nabadoonnada iyo haweenka beelaha Banaadiriga ayaa dalbanaya in qaab cadaalad ku jirto ay ku dhacdo doorashada kuraasta ay ku lee yihiin Aqalka Hoose.

Beelahan ayaan xubno ku lahayn Aqalka Sare, waxaana la filayaa in xildhibaanadooda Golaha Shacabka lagu doorto magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Bulshada Banaadiriga oo dalbanaya caddaalad la xiriirta doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00


XS
SM
MD
LG