KISMAAYO —
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo hadal dhinacya badan taabaneysay ka jeediyay magaalada Kismayo ayaa ka hadlay arimaha Doorashooyinka iyo caqabadaha heesta waxaana uu soo hadal qaaday arinta Ikraan Tahliil ee sababtay khilaafka u dhaxeeya Madaxda ugu sareeysa dowladda Soomaaliya.
Faafaahinta warbixintaas waxaa inoo soo diray Wariyaha VOA-da ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.