Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Aqalka Sare ee xubnaha kasoo jeeda Somaliland oo la billaabay


Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka bilowday khudbadaha ay jeedinayaan musharraxiinta u tartamaya Aqalka Sare ee xubnaha kasoo jeeda Somaliland balse doonaya inay ka mid noqdaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay goobtaasi ayaa taabtay arrimo ay ka mid yihiin dhammaystirka doorashada iyo kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ah sarkaal ka tirsan hay’adda sirdoonka ee la la’yahay tan bishii Juun 26-keedii.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG